Guddiga Adeegyada Iimaha wuxuu taageero iyo adeegyo siiyaa dadka xaqa u leh oo qaba iimaha (curyaanimada) iyo qoysaskooda oo deggan Western Australia, oo ay ka midka yihiin dadka ka soojeeda asallada dhaqan ahaan iyo luqad ahaanba kala duwan.
Guddigu wuxuu ku tarjumey qaar ka mid ah buug-yarahooda (brochures) luqaddaada:
Dowladda Australia waxay siisaa Adeegga Fasiraadda iyo Tarjumidda Translating and Interpreting Service (TIS) dadka aan ku hadlin Ingiriisiga iyo dadka ku hadla Ingiriisiga oo u baahan inay ayaga la hadlaan. TIS waxaa la heli karaa 24ka saac maalintiiba, toddoba maalmood toddobaadkiiba. Wac TIS si ay kaaga caawiso akhriska macluumaadka ku qoran Ingiriisiga. Ka Wac : 131 450.
Guddiga Adeegyada Iimaha (Disability Services Commission)
146-160 Colin Street, West Perth
PO Box 441 , West Perth WA 6872
Tel: 08 9426 9200
Fax: 08 9226 2306
Teletypewriter: 9426 9315
Freecall (Country): 1800 998 214